Hoyga Wararka Sugan
Isbaarooyin Muqdisho dib loo soo dhigay iyo Masuul katirsan Dowlada oo sheegay Cida ee u taal isbaarooyinkaasi
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa ka hadlay isbaarooyin cusub oo lasoo dhigay Xaafado kamid ah Magaalada Muqdisho kuwaa oo lacago baad ah looga qaado gaadiidka. Tarsan ayaana sheegay in Isbaarooyinkan cusub ee lasoo dhigtay xaafadaha gaar ay dhigteen ciidamo gaar ah aan cidno ka amar qaadan kana tirsaneen Ciidanka Dowlada , waxa uuna ku hanjabay in dhawaan tilaabooyin adag ka qaadi doonaan Raga hubeesan ee isbaarooyinka soo dhigtay Qeybo kamid ah Muqdisho. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa xusay in ee jiraan rag ku labisan Dareeska Ciidanka Dowlada Soomaaliya oo isbaarooyin dhigta Magaalada Muqdisho kuwaa uu sheegay in eesan Ciidanka Qaranka katirsaneen balse ee dareeska ciidnka Suuqyada kasoo iibsadeen. Tarsan ayaana balan qaaday in amaanka Magaalada la adkeyn doono laguna soo daadin doono ciidamo gaar ah oo suga amaanka kana hortaga raga isbaarooyinka soo dhigta Magaalada , waxa uuna intaa raaciyay in wadooyinka xiran ee Muqdisho in dhawaan isku furmi doonaan. Hadalka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa imaanaya xili Xaafadaha qaar ee Magaalada Muqdisho lagu arko rag hubeesan oo wata dareeska ciidanka Dowlada Soomaaliya oo lacago baad ah ka qaadanaya gaadiidka dadweyanaha iyo kuwa xamuulka qaada.
War Deg Deg Ah Dibad baxyo waa Weyn oo xiligan kasoconaya Qeybo kamid ah Muqdisho(Daawo Sawirada)
Waxaa goordhaw Qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho ka bilowday dibad bax balaaran oo lagu taageerayo fashilkii shalay ku yimid Mooshinkii ee wadeen qaar kamid ah Xildhibaanada Soomaaliya oo la doonayay in lagu Rido Xukuumada Federaalka Soomaaliya.
Dibad baxa ayaa kasocda laamiga Dheer ee Maka Al-Mukarama waxaana Dadka dibad baxa dhigaya oo u badan Caruur iyo Haween wata calanka Soomaaliya ee ku aruurayaan Taalada Daljirka Dahsoon halkaas oo la filayo in dibad baxa xoogiisa uu ka dhaco Masuuliyiina ee Khudbado ka jeediyaan.
Dibad baxa hada socda ayaa sidoo kale lagu taageerayaa Munaasabada 50-Guuradii kasoo wareegatay markii la aas aasay Ururka Midowga Afrika, iyadoona Xaflad weyn oo sanadguuradaasi loogu dabaal dagayo sidoo kale xiligan kasocoto xarunta Xalane.
Waxaa gabi ahaan xiran oo gaadiidka laga joojiyay Laamiga Maka Al-Mukarama halkaas uu kasocdo dibax baxa xoogiisa , waxaana aad loogu arkayaa laamiga Ciidamo badan oo katirsan Dowlada kuwaa oo sugaya amaanka Dibad baxayaasha.
Nabadoon Yusuf Warsame oo baaq u diray Beellaha Sade Bari (Dhagayso)
Nabadoon Yuusuf Warsame Shire oo kamid ah Salaadiinta ku dhaqan degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud oo Shir Jaraa’id ku qabtay degmada Caabudwaaq ayaa baaq u diray beelaha sade.
Yuusuf Warsame ayaa ugu horayn sheegay dowladda Soomaaliya inay KMG ka baxday isla markaana ay dhamaan midaysay ururadii dalka ka jiray.
Wuxuu sheegay Beelaha sade ee dagan gobolka Galgaduud inay fursada maanta haystaan faa’iidaystaan isla markaana ay la shaqeeyaan Maamulada ay dowladdu usoo magacowday deegaanka.
RIIX HALKAN SI AAD U DHAGAYSATO.
Ammaanka Hay’adaha Samafalka ee Baydhabo oo lagu Wareejiyey Shirkad Ammaan oo lagu Magacaabo Galeyr
Magaalada Baydhabo ayaa maalmahan waxay ahayd mid ammaankeeda faraha ka baxay; sidaas awgeed rag ganacsato ah ayaa sameystay shirkad qaabilsan ammaanka oo lagu magacaabo Galeyr, (Galeyr Security Service Corp) taasoo loogu talogalay inay ilaalso hay’adaha samafalka ah eek a howgalla Baydhabo.
Shirkaddan ayaa waxaa ciidamadeeda ka mid ah qaar ka tirsanaa ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay la wareegtay; waxaana shirkadaas fasax ay ka heshay maamulka cusub ee gobalaka Bay.
Shirkadda cusub ee ammaanka ayaa beryahan ku howlanayd soo dhaweynta hay’adaha samafalka ee kusoo qulqulayo magaalada Baydhabo, iyadoo ay ku wareejinayeen magaalada si ay u dejiyaan goobo ammaan ah, sida guryaha oo loo kireeyo iyo ammaankooda oo la sugo xilliyada ay tagayaan xeryaha ay ku sugan yihiin barakacyaasha iyo xafiisyada maamulka gobolka.
Ciidamada shirkadda Galeyr ayaa maalmaha lagu arkayay jidadka waaweyn ee Baydhabo iyo xafiisyada hay’adaha samafalka, iyadoo ay tahay horumar dhinaca ammaanka ah oo u soo hoyatay Baydhabo oo ay maalmahaan ka dhacayeen falal isugu jira kufsi iyo dhac loo geysanayo dadka shacabka ah.
Taliyaha qaybta booliska gobalka Bay, Col. Mahad Cabdiraxmaan oo wareysi siinayay VOA-da ayaa sheegey in ciidamada dowladda ay sameeyeen kufsi iyo falal burcadnimo, iyagoo kufasade lix haween ah.
Dhanka kale, guddoomiyaha degmada Baydhabo, Xasan Biikole ayaa horay u sheegay in ciidamada dowladdu ay kufsadeen haweeney lahayd uur lix blood ah; taasoo xaaladeeda caafimaad ay tahay mid aan wanaagsanayn una baahan in la gargaaro.
Qaramada Midoobey oo sheegtay in ilaa 3,000 askar oo ka tirsan AMISOM lagu dilay Soomaaliya
Qaramada Midoobey ayaa shaaca ka qaaday in kumanaan askari oo ka tirsan Ciidamada AMISOM lagu dilay Soomaaliya, tan iyo sanadkii 2007-dii, xilligaasoo uu bilowday howl galka nabad ilaalinta Midowga Afrika.
Kuxigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Jan Eliasson ayaa sheegay in ilaa 3,000 askari oo Ciidamada AMISOM lagu dilay Soomaaliya, iyagoo ka qeyb qaadanayay sidii nabad uga dhalin lahaayeen.
Mr Eliasson ayaa u sheegay Wakaalada Wararka ee Reuters in askarta AMISOM ay naftooda u hureen, isagoo ka dhawaajiyay in tirada looga dilay Soomaaliya ay aad u badan tahay.
“Markii aad ogaato in 3,000 askari oo AMISOM ay ku dhinteen howl galka nabad ilaalinta Soomaaliya aad baa uga argagexeysaa”ayuu yiri Mr Eliasson oo xusay in askartan lagu dilay Soomaaliya intii uu socday howl galka.
Sidoo kale waxaa uu sheegay in askarta ugu badan ee ku dhintay howl galya ay yihiin ciidamada ka socda dalalka Uganda iyo Brundi, kuwaasoo ah ciidamadii ugu horeeyay ee Soomaaliya yimid sida uu yiri.
Tirada ciidamada AMISOM uga dhimatay howl galka Soomaaliya ayaa ah tiradii ugu badneyd ee la shaaciyo, iyadoo xilligan Soomaaliya ay kaga sugan yihiin ilaa 17,700 askari oo ka kala socda ilaa shan dowladood.
Ciidamada AMISOM ayaa ka caawiya dowladda Soomaaliya howl galka lagula jira Xarakada Al-Sabaab, kuwaasoo gacanta ku haya inta badan Gobolada Koofurta iyo bartamaha Soomaaliya.
War Deg Deg Ah Madaxweyne Xasan Sheekh oo hada Gaaray Hotelka Tropical Village ee Degmada Dayniile iyo Xaflad weyn oo halkaasi kasocota
Waxaa Daqiiqad kahor Hotelka Tropical Village ee Degmada Dyaniile gaaray Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xubno sar sare oo katirsan Dowlada Soomaaliya .
Hotelka waxaa xiligan kusugan Boqolaal Dadweyne ah kuwaa oo sacab iyo mashxarad Madaxweynaha iyo Xubnaha la socda kusoo dhaweeyay , Shacabka Reer Daymiile ayeyna Maanta Wajiyadooda waxaa ka muuqda farxad gaar ah maadaama madaxweynaha maanta u tahay Markii ugu horeesay uu Dayniile gaaro Xaflad soo dhaweyn ahna loogu sameeyo.
Waxaa Hada Degmada Dyaniile kasocota Munaabada balaaran oo lagu soo dhaweenayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya iyo Maamulka Cusub ee Degmada Dayniile oo dhawaan la magacaabay waxaa sidoo kale Goobta Munaabada kasocoto kusugan Xuldhibaan iyo masuuliyiin tiro badan oo Dowlada katirsan.
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Masuuliyiin kale ayaa la filayaa in khudbad ka jeediyaan Munaasabada soo dhaweynta ee xiligan kasocota Degmada Dayniile gaar ahaan Hotelka Caalamiga ah ee Tropical Village.
DAAWO SAWIRADA: Qaraxii ismiidaamin ee Goordhow ka dhacay isgoyska KM-4
Weerar ismiidaamin ah ayaa lagu qaaday kolonyo gaadiid ah oo maraysay isgoyska lambar afar ee magaalada Muqdisho.
Baabuur waxyaalaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ku qarxay isgoyska Lambar 4 ee magaalada Muqdisho xilli halkaa ay marayeen  kolonyo gaadiid ah oo hay’ad Qadar ah leedahay. Illaa iyo hadda la ma sheegin in ay qasaare ka soo gaartay dadkii saarnaa kolonyada.
Babuurka qarxay ayaa waxaa uu ku qarxay meel boosteejo ah oo ku taal lambar 4 iyadoo halkaa uu ka dhashay qasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac. baabuurka qarxay ayaa la sheegay in uu ahaa babaurta yaryarka ah ee loo yaqaan CariB. Waxana qaraxa uu ka dhacay meel aan wax badan u jirin safaarada Turkiga ee magaalada Muqdisho.
Kolonyada gaadiidka ah ee lala beegsaday qaraxa ayaa waxaa ka mid ahaa baabuur uu lahaa wasiirka arrimaha gudaha ee dowlada federalka hase ahaatee xilligaasi uu saarneyn baabuurkaas.
Ciidamada booliska ayaa xiray wadooyinka soo gala lambar 4 iyadoo aan illaa iyo hadda la ogeyn khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay weerarkan ismiidaaminta ah.
Waxana weerarkan ismiidaaminta ah uu imanaya maalin kadib markii dib loo furay wadooyinka magaalada Muqdisho ayna dowlada Federalka ah sheegtay in ay ogaatay weeraro la qorsheynayo in lagu soo qaado dowlada.
WAR NAXDIN LEH: Qaxooti Soomaali lagu kacay addoonsi iyo kufsi oo la soo badbaadiyay
Ciiddamadda Ammaanka ee dalka Yeman ayaa la sheegay inay soo badbaadiyeen Kumanaan Qaxooti Soomaali iyo Ethiopian ah, kuwaasi oo si sharci-darro ah loogu shaqeysan jirey, isla markaana lala galmoon jirey.
Kooxaha dadka Tahriibiya ayaa lagu eedeeyey inay Qaxootigaasi u gacan-geliyeen Kooxo kale oo si khasab ah Qaxootiga ugu shaqeysiin jirey Beero ku yaalla Gobalka Haradh ee ku yaalla Waqooyiga Yeman.
Ciiddamadda Ammaanka ayaa sheegay inay soo furteen 1,670 Qaxooti tan iyo bishii April 7-dii ee sannadkan, kuwaasi oo si khasab ah uga shaqeyn jirey dhul-beereedyo ku yaalla Gobalka Haradh.
Warbixin ay Dhakhaatiirta aan Xuduudka Lahayn (Medecins San Frontieres  “MSF” soo saareen laguna soo daabacay cadadkii shalay  ee Shabakadda Wararka ee Alsahwah.net ayaa lagu xusay in qaar ka mid ah Qaxootiga Soomaalida la haystay muddo dhowr bilood, isla markaana loo geystay jirdil, kufsi wadareed, iyadoo qaar ka mid ah ciddiyaha laga siibay.
Warbixinta waxaa kaloo lagu xusay inay Hay’adda MSF daaweysay inta badan Dhibanayaasha Qaxootiga, kuwaasi oo qaarkood noqday qof Waashay.
Inta badan Qaxootigaasi waxaa la dhigay Isbitaalka MSF ku leedahay magaalladda Al-masraq ee ku dhow magaalladda Haradh.
Qaxootiga addoonsiga iyo kufsiga lagula kacay ee la daaweynayo ayaa waxaa ku jiray 62-carruur iyo 142-haween oo kala bar aad u il-daran.
Daawo:Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo ay warbaahinta Caalamku La yeelatay Mudane Tarsan.
HALKAAN KA DAAWO WAREYSIGA LALA YEESHAY TARSAN
Fowziya Yuusuf Xaaji: Guul ayaan kasoo hoynay shirkii urur goboleedka IGAD
Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay iney guul kala soo laabatay shir madaxeedkii urur goboleedka IGAD  ee lagu soo gabagabeeyey magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Ethiopia,wasiirka arimaha dibada dalka Soomaaliya ahna R/wasaare ku xigeenka xukuumada Soomaaliya Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan oo maanta dalka kusoo laabatay kadib markii ay ka qaybgashay Shirka wasiirada arimaha dibada IGAD ayaa sheegtay iney guul la taaban karo ay dowlada Soomaaliya kala soo hoyatay Shir madaxeedkii IGAD ee kusoo dhamaaday magaalada Addis ababa.
Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan oo shir Jaraa’id ku qabatay gudaha garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in dowladu ay guul weyn kasoo gaartay shirkaasi,waxayna tilmaantay in dhammaan dalabaadkii dowlada Soomaaliya ay meel mariyeen madaxda urur goboleedka IGAD.
“Waxay isku raaceen madaxda IGAD in dowlada Soomaaliya looga danbeeyo arimaha,dhisida maamulada dalka iyo qorsheynta xasilinta amniga Soomaaliya,taasine waa guul aan ku talaabsanay ” ayey tiri wasiirada arimaha dibada dowlada Soomaaliya Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan.
War-murtiyeed kasoo baxay gabagabadii shir madaxeedkii urur goboleedka IGAD ayaa lagu lagu go’aamiyey in dowlada federaalka Soomaaliya ee uu hogaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh looga danbeeyo  dajinta qorshaha xasilinta amniga dalka iyo dib u dhiska Soomaaliya IGAD-ne ay taageero la garab istaagi doonto habka ay dowladu u dooneyso maareynta amniga iyo dhisida maamulada dalka.