Monday, May 20th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Kismaayo oo kaalintii shacabka Soomaliyeed baneysay magana unoqotay Kenya (maqaal)

Published on November 16, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay482

wararka malmahan Muqdisho kataagan ee ku aadan dhanka maamul usameynta gobolada Jubooyinka ayaa Noqotay mid an fariir iyo walaac dhax dhigta madaxda ugu sareysa Dowlada soomaliya sida Giudoomiyaha baarlamanka Ra.isul wasaaraha iyo madaxweynaha Jamhuriyada Somaliya Xasan Shiikh Maxamuud arintan ayaa ku aadan dhaq dhaqaaqa dagaal yahanada Raaskambooni oo kuqanci waayay in maamul iyaga kabaxsan caasimada Soomaliya ee Muqdisho looga soo dhiso taana waxa ay keentay in jaha walba oo kismaayo kabaxda soona gasho in Minooyin ay ku aaseen jamhadaasi taa oo walaaca kordhisay .

Dadka kunool gobolada jubooyinka iyagu waxa ay kadoorbideen in maamul soomaali udhisto ay kunaalodaan in midka Kenya ay unoqdaan qabaan kuhoos nool halka dhul fara badana dowlada Kenya  in ay heysato lagu tuhunsan yahay wadamo katirsan caalmaka ayaa iyagu waxa ay noqdaan sida haatan kajirto jubooyinka markaan kusoo hal qabsado midowgii Soofiyeet oo hora u ahaan jiray hal wadan lakin marki dambe isku badalay mid wajiyo badan ah .

Inta badan goobaha ay kataliyaan xarakada Alshabab ayaa ah kuwa nabdon lakin dadku waxa ay isweydiiyaan markii laga qabsado maxa la isugu dagaalaa mamul usameyn horeba markii Xarakadu joogtay gacan mid ah ayaa la ahaaye waxase hubaal ah in dadka jubooyinka kunool ay u aayi doonaan Xarakada Mujaahidiinta Alshabab hadii xaaladu ay sii ahaato mida muuqeeda laga deyrinayo qalalaasana dhax dhigtay beelo wada dega deegaanadaasi .

Maamulada la isku qilaafo ayaa ah kuwa inta badan ay kadhashan dagaal gacmaha la isugla tago kaa oo soo dadajiyo dhiig badan oo ku daata waxa kaloo la arkaa mamul walboo ladhiso qanaacaad la,aan katimaado marba hadaan heshiis lagu aheyn kudhaqanka sharciga ale dadka Jubooyinka waxa ay galeen nolol aad uliidato xiligii dowlada Kenya oo ay isgarabsanayaan Kooxda heshiiska diidan ee Raaskambooni soo galeen Magalada Kismaayo waxana dhibaatooyinkii ay lakulmen dadka Kismaayo Kunool kamid ah rasaas fara badan oo magaalada xili walba kadhaceys taa oo qal qal ku beertay dadka deegtanka ku ah Kismaayo xili in kabadan afar sano oo ay katalinayeen Xarakada Alshabaab wax xabad ah aan laga maqlin Caasimada gobolka jubada Hoose ee Kismaayo balse su,aashu dadku isweydiinayan ayaa ah (Kismaayo shabaab miyaa urooneed mise huwan gumeysi doon ah).

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.