Thursday, May 23rd, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO-Falstiinyiin Xalwo Iyo Buskud Isiinayaya Markii Ay Maqleen Qarxii Yahuuda Loogaystay

Published on November 22, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay357

 

Qiso aad u yaab badan ayaa Telefishinada Caalamka laga daawaday ka dib markii la soo duubay Falastiiniyiin faraxsan oo Qeeybinaya Xalwo iyo Buskut kuwaas oo Warbaahinta Caalamka u sheegay in ay u dabaaldegayaan Bas dad Yahuud ah ay saarnaayeen oo lagu dhex Qarxiyay magaalada Tel Aviv ee gudaha dalka Israiil. 

Dadkaan oo Shacab ahaa waxa ay warbaahinta Caalamka ka hor yiraahdeen sidatan ” Aad ayaanu u faraxsanahay, Damaashaad ayaan ku jirnaa maxaa yeelay Baska lagu Qarxiyay Yahuuda ayaanu u dabaal dageeynaa, aad ayaan u soo dhaweeneeynaa cidii Falkaas geesatay maxaa yeelay maalin kasta Diyaarado ayaa na lagu Duqeeyaa ”

Baska magaalada Tel Aviv lagu Qarxiyay waxaa ku dhaawacmay 30 Ruux oo qaarkood dhaawacooda uu aad u liito.Dhanka kale Dawladaha Masar iyo Mareeykanka ayaa Xabad joojin kala dhex dhigay ururka Xamaas iyo dawlada Israiil oo maalmahaan uu u dhaxeeyay dagaal Cir & Dhul ah .

ll

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 


Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.