Wednesday, June 19th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Daawo-Muwadiniin Farnsiis Ah oo Xukun Ay Maxkamdi Kuriday Diiday Kadibana Maxkamada Isku Hor-qaawiyay

Published on November 22, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay415

sackerl280307_ap183

Maxkamada ugu sareeysa magaalada San Francisco ee dalka Mareeykanka ayaa go´aamisay in aanan Nuudo ama la isku hor qaawin karin goobaha dadku ay ku badan yihiin iyo Wadooyinka sida aadka ah loo is ticmaalo cidii amarkaas jabisana waxaa la ganaaxi doonaa waqti kasta 100 Dollar.

Sharcigaan cusub waxaa si weeyn uga xumaaday Dadka Filimaanta dhiga iyo kuwa xayeeysiiya dharka nuucyadiisa kala duwan waxeeyna dadkaan Dacwadooda gaarsiiyeen Maxkamada sare ee magaalada San Francisco balse Maxkamadii Qudheeda ayaa Duqa magaalada San Francisco ku raacday Sharcigaan cusub.

Kooxo Maxkamada Dacwadeeda si Live ah u dhageesanayay ayaa durbadiiba ka xanaaqay go´aanka Maxkamada sare ee magaalada San Francisco waxeeyna mar qura isku dhex qaawiyeen Maxkamada dhexdeeda wuxuuna kiiskii gaaray in Maxkamada dhexdeeda ay soo galaan Ciidamada Booliiska magaalada San Francisco oo dadkii is qaawiyay xir xiray .

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.