Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay aroos layaab leh waxaana uu ahaa aroos aan nuucisa oo kale horay loo arag
dad badan ayaa kubaraarugay gadiid iyo sawaxan maraya wadooyinka muqdisho waxan arooskaasi uu ahaa mid layaab leh
mar aan marayay mid kamid ah wadooyinka muqdisho ayaa waxaa mar qura indhayaga qabteen gadiid aroos waxana indhaha laracaba waxay noqdeen kuwa aan ba dhaman ilaa aan katirshay kudhawaad 100gaari waxana ay kala hayeen kuwa dhexe iyo kuwii danbe
gadiidka waxaa wehliyay caamiro maano dubayay arooka waxana dumarka saraa gadiidka ay ahayeen kuwo kudhawaaqayay areyo kala duwan sida iskaabulooy iradaha ku ooya kkkkk
wamarkii uhoray say oo aroos nuucan oo kale ah muqdisho uu ka dhaco waxan rag badan ay leyihiin waxaa uu nagu diray ninkaas gursanayay dumarkii