Sunday, May 19th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO-Nin Arin Layaab Leh Sameeyay Kadib Markii Isgoo Qaawan Sawir uu Kaqaaday Aroosada (Yaab)

Published on November 23, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay923

Arintan Ayaa Ah Mid Layaab Leh oo Kadhacday Midkamid Ah Aroosayada Kadhacaya Dunida waxan ay aheed

kadib markii labo lamaane oo isguursanaya uu daaqada danbe ee kaniisada soo istaagay in qawan waxana uu ninkaas sameyay arin layaab leh

ninkan qawan ayaa waxaa uu lasoo baxay caamiro waxana uu bilaabay isgoo ansidan wax dhar ah in uu sawiro kaqaado gabdha aroosada ah- arintaasi oo layaab kunoqtay kasoo qeybgalayshii xaflada arooska

gabdhii ayaa bilowday in ay kuqayliso oo tiraahdo katag meesha katag meesha

 

 

 

Bal Nala Daawo Qaabk uu Ruuxan Wax Usamaynyo

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.