Gabdhan ayaa lasheegay in qeybta danbe ee jirkeeda ay ka noqatay mas midkamid ah tvyada
dunida ayaa soo bandhigay arintan waxana gabdhan ay samaysaa mararka qaar in ay iskudaydo in ay isdisho maxyeelay Waxay Diidan Tahay Nolsha Ay Kunooshay Ahay oo Ay Uaragto Mid Liidata Dadbadan Ayaa Yiri Waxan Waa Film Lasameyay Balse Qeybta Danbe ee Videoga Ayaa La-isku Sooqatay Tii Filmada iyo Habka Ay Gabdhan Tahay Waxayna Noqtay Mid Run Ah
Dhaqaatiir Badan Ayaa Iskudayay Daweynta Gabdhan Balse uma Aysan Suura Galin