Wednesday, June 19th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Gabar Yare oo Udhalatay Dalka Hait-Ayaa Wajigeeda iskubadlay Sidii Xaywaan -Waxana Wajigii Hore Kakordhashay Mid Kale Daawo

Published on November 26, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay634

 

 

 

Gabar Yar oo Udhalatay wadanka Hait ayaa waxaa kudhacay dhibaato aad uxoog badan kadib markii wajigeedii

uu isbadalay iyadoo aad udayar ayaa waxaa kubilowday cudurkan waxana uu dhibaato ugaystay Qeybo Kamid Ah Jirkeeda Gabdhan Ayaa Waxaa Si-loodabiibo Loosooqaday Dalka Maraykanka Waxana Mudo Kadib Lagugulaystay In Gabdha Laga Qaado Bararkii Weynaa ee Saraa Wajigeeda

Dhaqatarka Gabdhan Qaliinka Kusameeyay oo Lagu Magaacbo Gomez Ayaa Sheegay in Qalinkan uu Ahaa Kii Ugudaranaa ee Usamayo Waxana uu Sheegay in uu kufaraxsan yahay in uu kugalaysto

 

Gabdhan ayaa ugu danabayan loo celshay dalkeeda iyadoo dhaanta sidii hore

 

 

 

 

 

 

 

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.