Thursday, May 23rd, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Inata aadan Samayan Ciyaarta Sariirta Fadlan Qaado Taladan

Published on November 26, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay936

In marka hore nafta laga fogeeyo mashquulka iyo muragada waana wax yaabah as-aasiga u ah shaqada baashaalka macaan , sidoo kale waa in jirka ahaado mid fir fircoon maxaa yeelay jirka oo daalan waxa uu wiiqayaa macaanka baashaalka .

Goobta kulanka uu ka dhacayo waa in uu ahaado goob degan oo aysan jirin wax keeni kara in baashaalka wiiqmo .

Waa in uu jiro yool (ujeedo) laga leeyahay in macaanka baashaalka la gaaro , sidoo kale in baashaalka lagu bilaabo hadal dabacsanaan , baashaal fara ka cayaar .

Waxaad samaysaa inta ay is diyaarinta wado kolka ay soo dul istaagto sariirta iyadoo qolka qeyb kamid ah ka labisanaysa waxaad la qeybsataa intay badalashada kujirto hadalo sii kicin kara iyada una muujin kara in caawa aad iyada aad iyo aad ugu kulushahay la qaado farxada kadib far

 

Marka labada dhinac ay gaaraan xalaada kacsiga waa in labada dhinac iska war hayaan waayo waxaa suura gal ah in gabadhu weli gaarin.

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.