Sunday, May 26th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Madoonayaa In Ninkaada uusan Waxba Kadiidin -Qado Fariintan

Published on November 26, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay344

 

 

 

Waxaad ogaataa marka hore in ninkaada codsiyaadada uu kugu fulinayo si degan oo aan laheyn dood iyo is qab qabsi , mararka qaar ninku ma jeclo haweeneyda dalabaadka badan .


.

1- waa in dalabaadyadaada ahaan kuwo aan macquul ah oo ninkaada uu ka naxayo oo kedis ku noqonaya .

2- hadii dhanka shaqada uu dhib ka haysto waxa uu noqonaya mid wel welsan ee dib u dhigo dalabaadkaada oo ogaaw in uu bahaan yahay naxariistada iyo in aad is bar bartaagtid .


3- waa in aad doorataa waqtiga munaasibka ku ah in aad wax weydiisato.


4- ka digtoonaaw hab dhaqanka ka faa`ideysiga haddii ninkaada uu dareemo in aad ka faa`ideysaneyso fal celiskiisa dhankaada aad ayuu u yaraanayaa .


5- hakula doodin dalab caruurta hortoooda am qof kale .


6- waa in aad la socotaa miisaaniyada ninkaada oo aad eegataa in uu awoodi karo waxa aad weydiisaneyso.

7- In aad caruurta ka dhigan gaashaan oo halkii adiga wax ka daban laheyd in iyaga aad adeegsato oo ku hoos gambato.


8- Waligaa habkaan ha sameyn ee ah in aad is xanaajiso ama ilin iska keento si uu dalabkaada u hesho , waana midda ugu daran ee ay ragga neceb yihiin .

 

 

Cisman Fantastic

Xigasho alcarbiya.com

 

 

 

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.