Wednesday, May 22nd, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Madoonaysaa In Xaskaada Ay Kuxusto Xitaa Hadaad Geeriyooto Sidan Samee

Published on December 1, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay660

Arimaha ugu adag haweeneyda ayaa ah in ay iloowdo ninka ay jecleyd oo ay soo guuratay balse wada noolaashahooda uusan qaadan muddo fog ,.


sidaa oo ay tahay waxaa jira rag ay sahal tahay in haweeneydu durba iloowdo Hadaba daraasad ay sameeysay shabakada arimaha lamaanaha ee alcarabiya.com ayaa soo koobeysa nooca ragga ee aysan haweenka si sahal ah ku iloobi karin.
Ninka Amaana: baaritaan lagu sameeyay illaa 3000 haween ah kuna nool gudaha Somaliya iyo dibada ayay %72 ku cadeeyeen in aysan iloobi karin ragga sida weyn u amaani jiray muuqaalkooda iyo shaqsiyadooda , halka %20 ay iyana sidoo kale tilmaamaeen in xitaa ninka aysan ku iloobi karin erayo macaan oo uu ku yiri .
Sidoo kale %15 ayaa iyana tilmaamay in waligood aysan iloobi karin ninka siiyay talo taasi oo guul u horseeday nolosheeda.
Ninka ay kula kulanto duruufo wanaagsan: waxaa loola jeeda duruufo ay haweeneyda nasfiyan u daalneed isla markaana ka saaciday in culeyska uu ka qaado oo nolosheeda waddo wanaagsan ku rida.
Ninka ka bad baadiyay arin adag : waxa ay %63 haweenkaasi ka qeyb galay daraasada ay sameeyay alcarabiya.com sheegeen in ay adag tahay in ay ilooban ragga ka soo bad baadiyay dhibaatooyin iyo arimo adag .
Ninka Sharaftooda Ilaaliyay : waxa ay dhaheen %90 haweenkasi ka qeyb galay baaritaanka in aysan sinaba u iloowi karin ninka ilaaliyay shaarftooda xili haweeneyda ay ku jirtay mowqif haweeneydu ugu jilicsaneyn oo laga faa`ideysan karayay .
Waxa ay haweenka tilmaamen in ninkaasi mudan yahay in taalo loo suro oo taariikhda ay xusto.
Ninka Romantic ah : waxa ay dhaheen %58 haweenkaas in maskaxdooda ka tir tiranto ninka Romantic ah oo xasuus badan oo jaceyl soo marsiyay ay tahay arin mustaxiil ah ogaaw Romatic waxa ay haweenka ula mid tahay in aduunka dhan aan laga heli karin.

 

Cisman Fantastic

Xigasho alcarbiya

 

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.