Wednesday, May 22nd, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Madoonaysaa Gabareey Meelaha Ninka uu Dareenka Kaqaato -Aqri Qoraalkan (Ugaara Dumarka)

Published on December 2, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay897

Sida haweenka ay u leeyihiin goobo gaar ah oo ay ka kacsadan ayay ragana u leeyihiin ee gabaryaheey il gaar ah u yeelo sedexdaan arin ee kala ah qeybta maqalka , aragtidada iyo xabadka .

Dareenka Maqalka: sida haweeneyda u jeceshahay in ay ka maqasho ninka erayo macaan  oo xod xodasho ah ayuu ninkuna sidaa oo kale ugu baahan yahay ee kulanka ka hor ha iloobin in aad amaanto awoodda uu u leeyahay qancintaada .

 

Dareenka Araga : ninka dhab ahaan waxa uu jecel yahay in kulanka ka hor xaaskiisa u sii muujiso naagnimadeeda oo inta cashada siineyso hawada la gal oo usoo xero dhar dareenka kicinaya oo muujinaya in aad diyaar u tahay dagaalka  sariirta , waxaad arkeysaa isaga oo kuu faruuryo qaniinsanaya oo mar lee sariirta kuu geeya ku haya . xariif in aad iska dhigto ninkaada hal xaraf kaliya u qor isaga ayaa jumlad ka dhiganaya.

Dareenka Xabadka: waa goob uu ka raaxeysto ee ha iloowin in aad ka dhunkato oo farahana ku salaaxdo.

 

 

 

Xigasho Alcarabiya Hoyga Arimaha Qoyska

 

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.