Aduunyadan aanu joogno qofkii kunool waxyaabo badan oo kaqarsoon ayuu arkayaa mid kamid ah wadamada dunida ayaa waxaa ka jira dhaqan layaab leh oo xaga cunada ah waxan aad looga xiiseyaa cunista dooliga iyadoo qofka hilbka ugu macaan ee hadii uu lacghelo gadanyo wakan dooliga oo isgu qaali ah
Waxaa Jirta in Dalka Japaan Qudhiisa Laga Cuno Hilbak Sidoo Kale Waxaa Jirta Dalalka oo Hada Kudhawaqay In Lacuni Karo Hilbka Dooliga Sida Dalka Hinida
dadka markaad dhexmaraysid waxaad arkaysaa meelo badan oo dooliga lagu shiilayo waxan indhahada qabanaya dad fayal ugu jira meesha somalida iyo dalalbadan oo dunida ah ay xiseyeen kalunkaa ama hilbka geela ama ariga ayaa looga xiseyaa dalkan