Sunday, May 19th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Madaxweynah Soomaliya oo Turkiga Lasaxiixanaya Hishiis Masiirka Umada Soomaliyeed Ah Qofkii Maqalana Madax uu Gacanta Saarnyo(Muxuuyahay Hishiiskaas Akhariso )

Published on December 5, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay510

 

 

Madaxweynaha dhawaan la caleema saaray ee Xasan Shiikh Maxamuud Ayaa Gaaray Dalka Turkiga waxana madaxweynaha uu turkiga ugaaray si uu uagala hadlo arin dalka turkiga uu danaynayo waxan safarkiisii uhoreyay madaxweynaha lafilayaa in uu galo hishiis aysan horay ugalin madaxdii ka horay say

M.xasan Shiikh ayaa waxaa Dowlada Turkiga Ay Usoo Bandhigatay Hiish Xaga Ciidamda Ah Waxan turkiga uu dalbaday in ciidamo kasocda oo Gaaray 50.000 Askari la geeyo soomaliya si buuyiri loosoo afjaro dhibaatada kataagan soomaliya

 

Qadka Taleefoonka Ayaa Horay Waxaa Ugu Xariiray Madaxweynaha Soomaliya Iyo Risilwasarha Dalka Turkiga Rajib Dayib Erdogan waxan madaxweynaha soomaliya laga dhaadhicayay in uu qabalo in somalia ay soo gaarsiyaan ciidamo kasocda Turkiga

si loo anbaqado hishiiskaas ayaa madaxweynaha somalia waxaa uu gaarya Turkiga waxana Lafilayaa In Siqotodheer Ay Uga Hadalaan Arintaas

 

Hadii Ay suuragsho in madaxweynha somalia uu aqablo arinkan waxaa sidoo kale turkiga uu qarmada midoobay ka codsan donaa sidii Qeyb uu Uganoqon Lahaa olalaha Ladagaalnaka Burcad Badeeda Iyo Waxa Ragalbeedka guyeraan Argagixsada

 

Lama Oga Xilagan ujeedka weyn ee turkiga uu ka leyahay somalia madama uu usoo diray ciidan aad ufarbadan waxana dadka qaar iswey dinayaan maxaa kusoo adiyay xilagan

 

W.Q Abdullahi Hashi Roobda,ay

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.