Indhahayga Ayaan Saray Gadiidka Amisom oo Maray Nin Walan oo Marayay Isgkm4 Wayana Qoslayeen Dhamaan (Qiso Murgo Badan )
Mid Kamid ah aqristayaasha shabkada laanta ayaa waxaa uu usoo gudbiyay qiso uu lakulmay isgoo kusugan muqdisho waxana qisadan ay tahay mid murgo iyo naxdin badan
waxaa goob joog ka ahaa qiso naxdin leh waxayna aheed Markii Kolnyo ciidanka Amisom Ah oo Maraysa Isgooska Soomalida Utaqaan Km4 Ay jireen Muwaadin Soomaliyeed oo Madaxa looga Jiro waxan marka hore maray midkii uhoreeyay Balse waxaan islahaa kamaha kas ee shil ayuu ahaa lknĀ dadka dhan waxay madaxa qabsadeen markii ay arkeen Gadiidkii Kale oo Wada jiiraya dad badan ayaa meesha ka cararay waxaba iiga sii darneed .markii aan arkay ciidankii falkaas sameyay oo hadana qoslaya
Marka Soomalida waxan ushegayaa in dhibaato ay nagu hayaan amsom gar,ahaan uganada ayuu siiraciyay hadalkiisa Aqristahan
Mahan Markii Uhoray Say oo Falnuucan Ama Mid Lamid Ah Ay Sameyaan Ciidanaka Midowga Africa ee Amisom