Friday, May 24th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Warhooy Gabareey -Hasamayan Sidaan Xiliga Galmada -Hadii Kale Waxaa Suura Gal Ah In Gacaliyahaga aad Kuwayso (AKHARISO)

Published on December 5, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay602

Waxaa Hubaal ah in Gabdho badani sahal ku waayeen Gacaliyahooda oo ay in muda ah ku hamineeysay ineey wada Noolaadaan isku duqoobaan nolosha isla dhameysataan , Sahal maahane gabadhyahay Taladeyda U feejignoow.

Mowduucaan waa Muhiim u ah Haweenka , waxa uuna ku saabsanyahay Nadaafada Xubinta Taranka Dumarka : Xubnaha taranka dumarku waxay u baahan yihiin in loo daryeelo si ka daran kana feejigan kuwa ragga sababta oo ah.

Xubnohooda taranka waxaa ku hoos jira qanjirro soo daaya dhidid iyo dheecaanno keena ur laga dido.

Qolfada kintirku sida tan geedka ninka aan la gudin oo kale ayay usoo deeysaa dareere si dhaqsa ah isu beddela, si aad ahna usoo ura, kaasi oo loo yaqaan (baaro = dooro).

Cambarku waxa uu soo daayaa dareere aysiidh ah oo hadduu xaddigiisa dhaafo jirka iyo dharkaba halleeya. Afka daloolka kaadidu waxa uu ku yaal meel dedan, taasi oo keenta in dhibco kaadi ahi ay ku hooraan cambarka, keenaanna inuu uro.

Cambarku waxa uu xiriir la leeyahay micnaha quruxda, ninkuna kolka ay haweeneydiisu isu dhiibto oo ay hor dhigto, waxa uu cambarka u eegaa sidii isaga oo hor fadhiya shey xurmo mudan.

 

 

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.