Waxaa jira arimo dhowr ah oo ragga aysan kaga helin lamaanayaashooda xiliga sariirta la joogo , hadaba gabaryaheey arimahaan iska ilaali .
1- Haweeneyda u aragta in ay taabato jirka ninkeeda in uu yahay mid kalifaad ah
2- Haweeneyda u muuqata in aysan rabin oo aysan jecleyn galmada .
3- Haweeneyda aan marnaba qabaneyn hogaanka sariirta kaliya ninka uun raaxada ka sugeysa.
4- Haweeneyda marka la jooga sariirta u dhaqanta sida in ay tahay Traffic-ka Police sariirta .
5-Haweeneyda aan daryeelin nafaada jirkeeda .