Gabaryaheey waxaa muhiim in ah marka hore in aad ninkaada u ogalaato in guud ahaan uu arko jirkaada , oo kaliya haku fekrin in ciyaarta sariirta mugdi uun aad ku sameysaan , waxaad ogataa in ninku ragga uu jecel yahay dhowr arimood marka kulanka uu socdo ee ka la soco .
Waxaa muhiim ah in aad u sheegto in aad u baahan tahay oo aad dareemeysid , waxaadna weydiisaa shucuurtiisa marka ad sariirta saaran tihiin , fikiradna ka sii hababka aad macaanka ka heleysid .
Weydii oo haka xishoon sida uu u rabo ciyaarta taada kaliya haka fekerin oo tiisana waqti sii , hana ka laba labeyn in aad u sheegto hadaad hayso habab galmada ay ku macaan tahay tusaale in sariirta ka kacdaan oo hab kale ku sameysaan ciyaarta .
Xitaa waxaad qorshaha ku darsataa in ninkaada aad dareenkiisa ku kicin karto dharka aad xiran tahay oo u xero dharka jifka kuwa ugu qatarsan ee dareenka ragga kiciya.