Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay hooy unoqotay nabad curdunah iyo dhacdooyin aad murugo uleh cidii maqashaa ama aragtaase aysan kusoo laabaneyn hilinka lagu arkaahi ,
Hadaba aqristoow hadad Muqdisho oo caasimadii soomaaliya ah aad joogto labo walxad iska ilaali oo kusameyneysa hadii aad marti kunoqoto gurigaagii hooyo somaliya hadaba labadasi walxo0od maxey yihin ,
1(Marka kobaad waxa laga fogaada kufiidsiga baararka xiliga habeenkii ah waayo waxa horey udhici jirtay barisamaadki nabada in gobta farxada lagala soo galbadaahi ay tahay baararka lagu caweyo xiliga habeenkii ah balse sheeko yar oo kadhacaday mid kamid ah baararka Muqdisho ayaa noqotay mid magalada lahadal hayo taa oo ah in xili habeen ah dhalinyaro kumaadeysaneyso goob maqaaxi ah uu uyimaado nin marqaan ah oo taqsiinto ay afka uga buuxdo cankuna uu dilaaci rabo markaabuu dhalintii dakeyneysay waxa uu usheegay kuraasta ay dhalinyaradu fadhiso hoosteeda in miino lagu aasay isaguna uu horey maqaaxida ugu qayili jiray balse uu arinkaasi dartii udhaafay balse lajogo xiligii ay qarxi lahayd goobtii marka waxa kadhacay kala carar kaa oo sababay in ciidamo katirsan dowlada oo halka shekadasi ay kajirtay ay rasas furaan taa oo keentay in ay geeriyoodaan qar kamid ah dhalintii bashaashka ahaa oo fiidsaneysay marka kadigtoonow in aad maqaaxiyooyinka aad ku qaxweyso sidii hore ee caadada inoo ahaa jirtoo kale,
2(waxad kadigtoonaata in aad noqoto ruux hadal badan oo inta badan daldalma xiligaan hadal badnido waxa ay noqotay waxa ugu badan oo qofka iilka geeya waad aragtaan in cidii hadashaba manta ladilayo walow ay horey ujirtay xili cidii aamusnaan badana lagu oran jiray jaajuus laakin somalidu waxa ay noqotay dharagii labada dhan kagubtay