Kulanka waxaa shir gudoominayey Ra’iisalwasaaraha Somalia Dr Cabdi Faarax Shirdoon Saacid waxana looga hadlay labo qodob oo kala ahaa
-In dib loo soo celiyo xoolihii laga dhoofin jiray Dekada magaalada Muqdisho
-In la mamnuucay dareeska ciidamada dawlada iyo qalabka ciidamada qofkii la arkana isagoo iibinaya tallaabo adag dawlada ay ku hanjabtay inay ka qaadi doonto.
Wasiirka Wasaarada Kheyraadka Dalka C/risaaq Cumar Maxamed ayaa saxaafada uga warbixiyey kulankii maanta iyo waxyaabaha looga hadlay isagoo wariyeyaasha la hadlay kadib kulanka markii uu dhamaaday.
Hoos ku dhufo si aad udhageysato Shirkii jaraa’id ee Wasiirka Kheyraadka Dalka Somalaia
Halkan kahagayso Wasiirka Wasaarada Khayraadka Dalka CABDIRISAAQ-CUMAR-MAXAMED-Shirkii Jaraa di Uu Qabtay.
Laanta News Online
Yuusuf Abdi Shire (Koronto)