Tuesday, May 21st, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

aadbay Unacebyihiin Dumarka Raga Sidan Sameeya Xiliga Ciyaarta Socto (Akhariso)

Published on December 7, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay2757

Hadaba waa sahal inaad qancisid xaaskaaga adigoo ka duulaamaya Fikradaada kaa shanayana kaalmaha kaaga imaanaya shabakada laanta.net , waxaa muhiim inaad ogsoontahay waxyaabaha ka caraysiiya haweenka waqtiga Gogosha oon ugu yeerno ” Kulan Karaameesan”.

 

Iska ilaali inaad noqotid qof ku dhaga hadla ciyaarta Sariirta, taasoon kala jeedo inaad hadalo badan misana is diidan aad ku tiraahdid lamaantaada waqtiga gogosha.

Iska ilaali inaad noqotid qof caado & dhaqan ka dhigta caajiska taasoo suura gal ah inaad Murugo wehel unoqotid, sababto ahi haweeneydu ma jecla caajisloowga aan sahlan Gogosha.

Iska ilaali inaad durbaba ka kacdid gogosha waqtiga aad dantaada gaartid, xasuuso haweenku waa kuwa daaha jecel waqtiga galmada, usheekee, ka qosli, hadalo qancis wata ku dheh , si xasuusteedu marwalbo aad uga mid noqotid.

Ugu danbeyn talo waa tii rabi, cukso maskaxdaada ogoow waxyaabaha ay necebtahay & waxa ay jeceshahay ku dadaal waxyaabaha farxad galin kara.

 

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.