Saturday, May 18th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Lamaabana Ugugaaban Dalka Shiinaha oo Aroos aan Horay Loo-arag Loodhigay-Iyo Madax uu Kamid Yahay –

Published on December 7, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay347

Magaalada  Bijiin ee xarunta Dalweynaha Shiinaha waxaa ka dhacday xaflad Aroos ah oo si aad ah loola yaabay’ Arooski ayaa loo dhigaye lamaanaha ugu gaaban dalkasi.

Lamaanayaashaan oo dhamaaantood ah fanaaniin hadana gaagaaban ayaa dhawaan waxaa ay so ban dhigeen Riwaad lagu magacaabo “Tianpi Shadow” Dad`da lamaanayaashaasi ayaa u dhaxeeysa 21 sano ilaa 27 jir inkasta oo dhirirkoodu yahay midka ugu dheer 5 feet halka inta kalana ay yahiin 4 feet.

Goobta aroska ayeey soo mareen iyaga oo xiran dharka caruuska ee cadcad waxaan laga qaaday sawiro inta aanan lagu qaadin Gawaaridi galbin lahayd lamaanayasahaasi.

Dareenka lamaanayasaha ayaana ahaa mid farxad badan laga dheehanayay iyadoona sacbis badan la kulmeen xiligii ay socotay xaflada arooskooda.

 

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.