Saturday, May 25th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dhuuso mareeb oo laga mamnuucay in hub lagu dhaxqaato

Published on December 8, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay96

Saraakiisha Dowlada ee kusugan bartama gobolada dhexe ayaa shaaca kaqaaday in magaalada Dhuuso mareeb gabi ahaanba aan wax hub ah lagu dhaxqaada karin cidii lagu arkaana iyadoo xabad micna dara ah rideysa iyo iyada oo magaalada hub kudhaxwadato in latoogo doono,

Hadalkaan aya imaanaya xili ay isku biireen Ahllusunada Gobolada dhexe iyo dowlada Somaliya tana waa tilaabo hor socod leh si dad badan oo siyasada kahadlaahi ay sheegeen,

 

Saraakiil dhanka amaanka u qaabilsan dowlada somaliya ayaa gaaratay dhuso mareeb kuwaa oo sida lashegay amaradaa kusoo rogay dadka deegaanka dhuso mareeb ,

 

Mudooyinkii dambe ayaa laga so sheegayay qeybo katirsan gobolada dhexe falala amani daro ah oo ay geysanayaan koxo shufta ah oo wadooyinka ugasha gawaarida lakin dowlada ciidamada kajogo dhuuso mareeb waxa ay balan qaadeen in hadii ay indhaha saaraan ay cagta marin donaan ,

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.