Thursday, May 23rd, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Wasaarada Warfaafinta Somalia oo Barintan Kuhaysa Idaacad Laguwerjiyay Maamulka Ximan iyo Xeeb Balse uu Gatay Afhyeenka Maamulkaas

Published on December 9, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay631

Wasaarada Warfaafinta Dowlada Somalia ayaa baritaan culus kuhaysa Idaacad Fm ah oo Cabirkeedu Gaarayo 1.500waad Taas oo Ay kuwareejiyeen maamulka ximan iyo xeeb gaar ahaan afhyeenka maamulka ximan iyo xeeb mohmed omar hagafey

Agaasimaha Guud ee wasaarada warfaafinta somalia iyo wasiirka cusub ee wasaarada warfaafinta boostada iyo isgaarsiinta ayaa amar kubixyay in baritaano adag lagu sameeyo gadshada idaacadaas oo ay wasaaradu ugu tala gashay in ay adeegsadaan dadka deeganada ximan iyo xeeb kusugan

wasaarada ayaa sheegatay in Maxamed cumar hagafey oo Looyqaan Ganooley uu Magaalada Cadaado Geeyay Fm 30waad Ah Waxan Ay Shegeen in uu ka been abuurtay iyga oo dadka deegaanka ugu sheegya in Dowlada Ay Sigaarah Caqabad Ugutahay Maamulka Ximan Iyo Xeeb Maamuladii Kalana Lasiiyay FM gaaraya 1.500 Waad

Wasaarada Ayaa Sidoo Kale Sheegatay In Ay Banaanka Soodhigi Doonto arintan

agaasimaha wasarada warfaafinta ayaa yiri

Waxaa Jirtay In Xukuumadii Hore Ay Keentay FMyo Loogu Tala Galay Maamul Goboleedyada Waxaana Isugu Wacnay Maamul Goboleedyada Mamaulada aan Siinay Waxaa Kamid Ah Maamulka Galmudug Waxayana Hada Talaa Galkcyo Waxaan Siinay Khaatumo Satet Waxay Hada Talaa Buuhoodle Waxaan Siinay Ximan iyo Xeeb Balse Afhyeenka Waxaa uu Inoogu Abaalguday in uu Dowlada Kahorkeeno Shacabkeeda oo uu Yiraahdo Fm Yar Ayay Keentay lkn Anaga Waxaan Hada Wadanaa Baritaan Ku.aadan Meesha Lageyay FM kii aan ugu tala galanay reer ximan iyo xeeb ayuu siiracayay agaasimaha wasaarada warfaafinta boostada iyo sagaarsiinta somalia

Afhyeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb Mohmed Omar Hagfeey ayaan la ogeyn ujeedka uu kadamac sanyahay idaacadan cusub waxana warar sir ah oo ay helayso shabkada laanta ay xaqijinyaan in uu doonyo in uu idacadaas ka furo muqdisho uu na kadhigo mid asaga ugaara ah  maadama dhawaan uu hadlay milkiilaha rasimiga ah ee idaacada codka gobolada dhexe kasoo sheegay in hagafey uusan lahayan idaacada isgana uu ibayay

Balse dad bada ayaa iswey diinayaya Idaacdii dhameed ee bulsho loogu tala galay oo uu isitimaalyo shaqsi waxana taa kasii daran Qaabka Xeeldaysan ee Magalada Cadaado uu ugeeyay Idaacad 30wad Ah oo xitaa aan laga dhagaysan karin gudaha magalada cadaado

Afhyeenka Maamulka Ximan Iyo Xeeb Ayaa Waxaa uu Dhexda Kataagan Yahay Dhiiqo Badan Waxana Lagu Xasuustaa Sandkii 2011 in Warbaahinta Lagusoo Daabacay Fadeexo Weyn Tasoo Ku,adneed In Isaga Iyo Rag Kale Ay Gateen Qalab Cafimaad oo Loogu Tala Galay Isbitaalka Weyn ee Magalada Cadaaod Qalbkaas oo Qiimahan Garayay 250.00$ Waxana Laga iibshay Ibsital Kuyaala Magalada Haragaysa

Hadaba Aqristo Su,aasha Isweydiinta Mudan Ayaa Waxay tahay Afhyeen Maamul oo Hunguri Kagashay Idaacad Bulsho loogu Tala Galay Masii aahan Karaa Qof bulshada usii shaqeeya

W.Q Abdulahi Hashi Roobda,ay

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.