Thursday, May 23rd, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

(DHAGAYSO) Madaxwayne Xasan sh.maxamuud oo soo dhweeyay Qabsashada Magaalada Jowhar.

Published on December 9, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay305

Madax wayne xasan sh.maxamuud ayaa waxaa uu siwayn usoo dhaweeyay qabsashada magaalada jowhar ee xarunta gobolka sh.dhexe oo ay maanta gacanta ku dhigeen ciidamada Dowlada FDR ee somaliya.

Madaxwaynaha oo goob fagaara ah kulahadlayay shacabka muqdisho qaybo kamid ah ayaa waxaa uu hambalyo diiran udiray ciidamada xooga dalka iyo saraakiisha ciidamada qalabka sida ee somaliyeed waa sida uu yiri ee

Hoos kadhagayso Codka madaxwaynaha

Halkan ka dhagayso Codka Madaxwayne xasan sh.maxamuud.

 

Laanta News Online Waxaa uu idin soo gudbinayaa wixii warar ah oo dalka iyo dibadiisaba ah.

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.