Tuesday, May 21st, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Nin lagu xukumay in uusan ilmo dhali karin, Mareykanka!!

Published on December 10, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay610

Maxkamad ku taal gobolka Wisconsin ee dalka Mareykanka ayaa ku xukuntay Corey Curtis (44-jir) in uusan dhali karin wax ilmo ah ilaa uu soo cadeeyo in uu kafaalo qaadi karo oo uu korinayo.
Ninkan ayaa horay u dhalay sagaal ilmood oo uusan meel ku sheegin, waxaana ay dowladdu ku leedahay boqol kun oo dollar oo lacagta caruurta ah.

Waxaa uu ilmaha ka dhalay 6-naagood oo kala duwan, waxaana uu aqbalay xukunka maxkamadda ee ah in uusan ciyaal dambe dhali karin.

Waxa uu sheegay  Aabahan in uu jecel yahay dhamaan caruurtiisa oo uu san qaarkood arkin

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.