Sedax qof ayaa dhimatay shan kalana waa dhaawacmeen kadib weerar banbaabo oo xaafad ay ku noolaayeen habenkii xalay aaha lagu qaaday.
Dadka dhintay y iyo kuwa dhaawacmay oo dhamaan shacab ahaa ayaa waxaa haleeelay banbadassi oo lasheegay in bartilmaameedkeedu ahaa saldhg ciidan oo kuaalla xaafada Towfiiq ee degmada Yaaskhshiid

Waxa ay xaqiijiyeen goob joogayaashu in werarkasi oo xalay dhacay uu ahaa mid aad looga noxo maadmama dadka ku dhintay ay isku qoys u badnaayen
Weerarada lala eegoto ciidamada dowlada iyo masuliyiinta ayaa inta badan waxa uu wax yeeleeyaa shacabka, waxaana arintaasi ay laf dhuugshay ku noqoneysaa dhamaan shacabka soomaaliyed ee ah dhibanayasha weerarad nuucaas ah.