Saturday, May 25th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Barcelona oo loo aqoonsaday Naadiga ugu wanaagsan Qaarada Yurub,Yaa ku xiga?

Published on December 10, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay253

Xiriirka Kubada cagta ee Qaarada Yurub oo marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaan UEFA (the Union of European Football Associations) ayaa farta ka saaray kooxda Catalonia ee FC Barcelona naadiga ugu wanaagsan Qaarada Yurub.

Abaalmarintaan oo codad buuxo loo qaado sanad kasta dhamaadkiisa waxaa aalaabaa cododkooda dhiibta gudiga iyo dalalka ku midoobay Xiriirika UEFA waxaana sanadkaan 150,833 Cod ku qaaday kooxda Barcelona oo 20-dhibcood ka hor martay kooxda FC Bayern Munchen oo kaalinta 2-aad xiratay.

Kooxaha kale ee galay kaalimaha 3-aad, 4-aad, 5-aad iyo 6-aad ayaa waxa ay kala yihiin the Red Devils Manchester United, Real Madrid, FC Chelsea iyo the Gunners FC Arsenal.

Qiimeeyntaan la iskuma siiyo dhanka awoodda oo kaliya, balse waxaa sidoo kale la isku siiyaa dhanka Taageerayaasha soo buux dhaafiya garoomada marka ay ciyaarayaan kooxohooda.

laanta.net

Sports-News

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.