Wednesday, May 22nd, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Ciidamo Fara Badan oo Soo Buux dhaafiyey Xaduuda u Dhaxeyso Soomaaliya iyo Kenya

Published on December 11, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay78

Wararka ka imaanayo gobolka jubada hoose gaar ahaan magaalada dhoobley ayaa sheegayo in xaduudka u dhaxeya Somalia iyo Kenya la soo dhoobay ciidamo Kenyan ah kuwaas oo adkeynaayo amaanka xaduuda la socodo dhaqdhaqaaqa xaduuda.

Ciidamada Kenya ayaa lagu arkayaa dhamaan xaduudaha Kenya ay la wadaagto Soomaaliya balse ciidamada ugu badan saakay waxaay joogaan inta u dhaxeyso Liboya Kenya iyo Liboya Soomaaliya si ay ula socdaan dhaq dhaqaaqa dadka isaga kala gudbaya Xuduudahaasi.

Arinkaan ayaa saamen xoog leh ku yeelatay soomaalida ku dhaqan dhanka soomaaliya oo gudaha u gali jiray dalka Kenya

Arrintaan ayaa waxa ay imaaneysaa xilli dhawaanahani Qaraxyo iyo weeraro qorsheysan oo khasaara geestay ay kadhacayeen Magaalada Nairobi iyo W/bari dalkaasi Kenya

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.