
Wariye abdi-hakim Omar Jimale oo kamid ah wariye yaasha ugu caansan somalia kunasugan wadanka marykana ayaa waxaa uu waraysi dheer layeeshay fanaanada caanka ah ee Shankaroon Ahmed Yuusuf waraysigan ayaa ah mid xiiso leh waxan fanaanda ay kahadlaysaa waxayaabo badan —