Tuesday, May 21st, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Koox Fananiin Itoobiyaan Ah oo Tartan Caalmi Ah Ugaqeyb Galay Hees Soomali Ah _DAAWO

Published on December 11, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay564

Koox Ethiopian ahaa oo kusoo shaacbaxeysa muusigga reer galbeedka ah ee rock loo yaqaana ayaa qaadday hees Soomaali ah oo hiddo iyo dhaqan ah waxaana heestaasi lagu magacaabaa Diriyam oo Diriyam , heestaasoo ay horey u qaadi jirtay fanaanada Khadiija Qalanjo waxaana ay kooxdani haatan ka dhigeen meel rock ah oo music ahaan tii hore laga farsameeyay.

Fanaaniinta da’da yar ee dalka aan deriska nahay ee reer Itoobiya ayaa inta badan jecel inay dib u qaadaan heesaha Soomaaliga kuwa jugta ah ama muusigooda uu caalmka fahmi karo , waxaana ay tani tahay marka si loo fiiriyo arrin wanaagsan waxaana haboon in Soomaalida ay iyana heesahooda hore ee dhaqanka casriyeystaan ayagoo Music wax ka badalaya.

HALKAAN RIIX OO DAAWO HEESTA

 

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.