Tuesday, May 21st, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Sii dayntii Wariye Ibaarahim Maxamed Aadan Oo Hirgashay.

Published on December 11, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay181

Cabdi xakiim xaaji maxamuud fiqi  wasiirka gaashaandhigga  dawlada federaalka soomaaliya ayaa sheegay in la siidayay wariyihii BBC-da  Ibraahim Maxamed Aadan oo in mudo ah u xirnaa dawlada soomaaliya ka dib markii sida uu sheegay wasiirku  in masuuliyiin ka tirsan BBc-da ay yimaadeen muqdisho raali galina ka bixiyeen wabxintii  lagu xiray wariyahan.

Wasiirka gaashaandhigga  dawlada federaalka Cabdi xakiim xaaji maxamuud fiqi  ayaa waxaa uu sheegay ka dib markii ay  raali galin  buuxda ka bixiyeen  bbc-du in ay iyakuna  ay waraaq lagu sii naynayo wariyahan u qoreen  maxkamada ciiidamada qalabka sida sida darteedna uu dib xoriyadiisu u helay.

Dhanka kale  gudoomiyaha baarlamanaka soomaliya  Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo iska ka hadlay dhibaatooyin haysta  saxaafada soomaaliya  dhinaca kalena waxaa uu tilmaamay in  saxaafaduna ay hubiyaan wararka ay  baahinayaan.

Wariye ibraahim Maxamed Aadan oo ka tirsan laanta afka soomaaliga ee BBC-da ayaa 21 Nov 2012 ayaa  soo dacwaysay maxkamada ciidamada qalabka sida  waxaa loo tixaabay xabsiga dhexe ee  xamar iyadoo aan wax maxkamad ah  halkaasi oo in mudo ah ku xirnaa .

 

Wixii Tala Iyo Tusaala Ah Noogu Soo hagaaji

Laanta9@gmail.com

 

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.