Xidigaha aduunka ugu caansan ayaa waxaa laga sameyay video majaajilo ah waxana vidoe kujira maclimiin uu ka mid yahay macainka loo yaqaan spcelone ama murino
xidagaha caanka ah ee videogan uu qabtay ayaa waxaa kamid ah messi oo dharbaaxyo ladhacayo ruux aysan sifiican caamirda uqaban balse waxay caamirda toos uhaysaa messi .sidoo kale waxaa lagu tusayaa Balotelli oo isgu kujira qeybta almintada oo aqoon waynaya sida loogashto garnka alimiintada waxan uu imanaysa haweenay kashaqaysa arimhaas ,raga caanka ah ee sidoo kale kadhex muuqda ayaa waxaa ka mdi gerrad oo isugu cunug yar salaanta ka qaadidiyo ,,sidoo kale waxaa ka mid ah murno oo cunug yar dhagata ka qanjaruufanaya hadaba