Published on December 12, 2012 by admin · No Comments
Waxaa Aqrisatay160
Wasiirka gaashaandhiga oo ay wehlinayaan ciimada amaanka ayaa gaaray Jowhar oo ah meel dhowaan laga saaray ururka All Shabaab waxaana dadweynaha ay u balan qaadeen in amaankooda la sugi doono.