Wednesday, May 22nd, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dagaal Faneedki Falis Iyo Ikraan Caraale Waa Dhamaday Maxuu La Dhamaan Layahay Dagaalka Firxiyo Fiska Iyo Bashiir Hanuuniye Warbixin-DAAWO

Published on December 12, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay695

Dagaal faneedki ka dhax qarxay sanad iyo bar ka hor labada fanaan ee Ikraan Caraale iyo Falis Abdi ayaa ahaa dagaal ka dhashay heestii Garaadlaay ay soo qaday Fananada Falis Abdi taas oo la dhahay waxay jawaab u aheed hees Ikaan horay u qaaday oo lagu magacaabo Garsiiya.
Dagaalkaas ayaa ugu danbantii dhamaday markii Ikraan caraale noqotay xaas taas oo ay is guursadayn fanaanka Saxardiid Maxamed Saxardiid oo dagan Magaalada Hargaysa.

Muhiimada warbixinta ayaa ah Dagaalka Farxiyo Fiska iyo Bashiir Hanuuniye maxuu la dhamaan Layahay.

Kow waxuu u dhamaan layahay sida in badan la sheego in labada fanaan ee Bashiir iyo Farxiyo tan iyo markii ay kala tagay wali wax guur ah ma aysan samayn labadooda yacnii qofkoodna ma guursan qof kale taas oo ah sababta ay ila iyo hadda iskugu mashqulayaan.

Labo waxa uu  la dhamaan layahay dagaalka labadaan fanaan in qofkood qof ka mid ah uu wali ka dhamaan jaceylka uu u qabo qofka kale waxaana dadka farta ku fiiqayn in uu yahay qofka wali wax jaceyl oo seexan la Bashiir Hanuuniye.

Sadax  Farxiyo Fiska waxay hadda xariir la leedahay sida la sheegay ama aan idiin soo gudbin doono qoraladeena soo socda fanaan ka mid ah fanaaniinta London taas ayaana la shagayaan in uu ka gubanayo fanaanka Bashiir oo mar walbo dagaalka ku bilaabaya Fanaanada  Farxiya Fiska

dadka qaarkiis waxaa ay leeyihiin Farxiyo weli waa ay jeceshahay Bashiir kuma quusan balse is faham daro ayaa jirta waxaana jira dad ka dhex shaqeynayo labada dhinaca oo mar kasta warar been ah isaga gudbinaya

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.