Tuesday, May 21st, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Daawo Sawiirada Spoortiga Muqdisho oo Lajaanqadaya Midka Caalmka Iyo–

Published on December 23, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay596

Muqdisho Waxaa Kajira Isbadal nabadeed waxana garoomada lagu ciyaaro kubada cagata lagu arkayaa ciyaartoy da.yar  iyo kuwii hore oo isbalan sanaya isalana ciyaaraya

Garoonka Salaxa Shiirkole waa Midkamid Ah Garoomada Ugu Dadka Badan Ciyaaraha Xageeda Waxaana Socdaal ay Kutageen qaar kamid ah wariye yaasha shabakada laanta ay kusoo arkeen waxayaabo hormuud ay katahay nabada sida dadkii oo inta badan imanaya Garoonka

 

Hadaba Halkaan Kadaawo Sawirrada Isabadalka Jira

 

123456789101112

 

 

 

 Waxaa Diyaariyay Maxamed Xirsi & Roobda,ay

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.