Friday, May 24th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Cowskii Lagufidinayay Garoonka Koonis oo Sihabsimi Leh Usocda+Sawiirro

Published on December 25, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay392

Waxaa Maanta si Toos ah loo soo dhamaystiray Dhigistii Cawska Garoonka Koonis Stadium ee Caasimada Somalia iyadoo Qaar kamid Ah Madaxda Xiriirika Kubada Cagta Somalia ay Gacantooda ku Fidiyeen Qaybtii ugu dambaysay Dhigista Cawska ee Garoonka

Waxaa Maalmihii La soo Dhaafay shaqo adag ka socotay Garoonka Labaad ee ugu Dalka Somalia ugu weyn ee Banaadir Stadium taasoo ahayd Fidista Cawska Garoonka Waxaana in badan oo dadka Somalia ah aad u sugayeen inay Arkaan Arintan Maanta La soo gaba gabeeyay

Madaxda Xiriirka Kubada Cagta Somalia ay ka qayb gashay Maanta Fidinta Cawska qaybtii ugu Dambeeysay Waxaa Kamid ahaa

Xogoyaha Guud ee Xiriirka kubada Cagta Somalia

Cabdi Qani Siciid Carab

Madaxa Tartamada Xiriirka Kubada Cagta

Cali cabdi Maxamed Cali shiino

Sidaana Maanta Waxaa Lagu soo gaba gabeeyay Dhigista Cawska Mid kamid Garooma ku yaal Caasimada Somalia ee Muqdisho.

Waxaana Arintan aad ugu Farxay Dadka Somalia Qaybtooda Jecel Sports-Ka maadaama Garoonku uu kamid Naqday Garoomada Cawska Leh ee Caalamka ,waxaana la filaya ain dhawaan ciyaaro kala duwan lagu qabto.









Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.