Halkaan waxaa Looga tacsiyeenayaa Allaha unaxariista ee Marxuum Daahir Cilmi xuseen Gaadaale Oo ku geeriyooday magaalada cabudwaaq ee waqooyiga gobolka galgaduud Gaar ahaana xaafada ubax
Waxaana halkan kadiraya dadka kala ah.
Sh.maxamed xaajow iyo Caruurtiisa,
Xasan siraad afdhuub iyo Caruurteeda,
Ruqiyo siraad Afdhuub, iyo Damaan reer siraad af-Dhuub.
Faadumo Maxamed madar iyo caruurteeda
Cibaado Maxamed madar iyo caruurteeda,
Khadra Maxamed madar iyo caruurteeda,
Saafi Maxamed madar iyo caruurteeda,
Maxamed Nuur Sh.Daahir,
Maxamed Amiin Sh.cabdinaasir,
Axmed Sh.maxamed Diiriye,
Umaymo Sh.maxamed Diiriye,
Batuulo Sh.maxamed Diiriye,
Dadkaan oo dhan Waxay kala joogaan Wadamada.
Somaliya,itobiya,Masar,ingiriiska iyo dalka maraykanka.
Waxay halkan dhamaam dadkan tacsi oga dirayaan Allaha unaxariistee Eheladii iyo Qaraabadii uu kageeriyooday Marxuun Daahir Cilmi xuseen Gaadaale Samir iyo iimaana allaha kasiiyo ayeey dheheen.
By yuusuf abdi shire (Koronto)
Offec Cabudwaaq. Somalia.