Thursday, May 23rd, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Daawo Muuqaalka Ethiopia Oo Laga Cuno Hilibka Ciiriinka Ah

Published on January 21, 2013 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay270

Magaalada Adis Ababa ee caasimada Dalka Itoopiya iyo weliba gobolada dalkaasi dadka ku nool ayaa waxay cunaan hilibka ciiriinka ah iyagoo sheegay inay u tahay dhaqan soo jireen ah.

Arinkaan ayaa malaayin qof ka yaabiyay. Dadka cuna hilibka ciiriinka ayaa markay cunayaan jecel inay koox-koox iskula fariistaan waxayna sheegeen inay dareemayaan farxad.

Dhaqaatiirka ayaa arinkaan ka digay waxayna sheegeen in hilibka ciiriinka ah cunistiisa laga qaado cudaro fara badan sida gooryaanka caloosha.

 

Halkaan Kadaawo Muqaalka

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.