Wednesday, June 19th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Daawo Wiil Soomaliyeed oo Geel Kuraaca Wadanka Isweden

Published on January 21, 2013 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay377

Nin qaxooti Soomaalieed ah oo ku nool wadanka Sweden ayaa helay shaqo geel lagu raacayo baadiyaha dalkaasi.

Ninkaan ayaa lagu magacaabaa Cali C/Laahi Xasan. Ninkaan ayaa yimid dalka Sweden sanadkii 2007-kii.

Halkaan Kadaaawo Muqaalka

Cali ayaa yiri ”isma laheyn Sweden ayaad geel ku raaci doontaa sababtoo ah kuma arkin geel wadankaan tan markaa imid.”

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.