Sunday, May 19th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Maxaa Kasoo Baxay Shirkii Kadhacay Garoonka Aden Cade Maanta

Published on January 23, 2013 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay185

Kulanka waxaa goob joog ka ah kana qeyb galaya Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Qaar kamid ah Golaha Wasiirada Xukuumada R/Wasaare Saacid iyadoona kulanka labada dhinac ee diirada lagu saarayo sida Warar hordhac ah ku heleyno sidii gacan dhinacyo badan ah loo siin lahaa Dowlada Soomaaliya.

Wakiilada qaar kamid ah Dalalka Deeqa Bixiya ee Soomaaliya wakiilka uga ah ayaa kulanka kusugan kuwaa oo Dowlada u balan qaaday in taageero dhinacyo badan ah ee ugu horeeso dhanka Maaliyada ee siin doonaan Soomaaliya.

Ma jiro wali masuuliyiin katirsan labada Dhinac oo la hadlay Warbaahinta kulanka ayaan ah mid ilbaabada hada u xiranyihiin iyadoona la dhoorayo in Saxaafada war laga siiyo marka uu kulanka soo dhamaado.

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.