Labada Gebdhood ee Madaxweyne Obama Malia iyo Sasha oo Boga Twitterka Mashquuliyay
Published on January 23, 2013 by admin · No Comments
Waxaa Aqrisatay415
Xaflada aad loo soo agaasimay oo ka dhacday shalay Aqalka cad ee looga arimiyo Dalka Maraykanka ahaydna mid mar kale lugu caleema saarayaya Madaxweynaha Maraykanka Obaama ayaa waxaa ka soo qaybgalay Maalaayiin tagaeerayaashiisa aha iyo xubna kal duwan .
Hayeeshee Xafladaa ayaa waxaa goob jooga yaal ka ahaa Qoyskiisa ay ka mid yihiin labadiisa Gebdhood kuwaa oo so jiitay Malaayiin tageerayaal ah oo goobtaa ku sugnaa kidib markii ay staylkooda uu soo jiitay dadkaa.

Boga Twitterka ayaa ku soo qortay qoraal cinwaan uga dhigtay mid ka mid ah Gebdhaha Madaxweyne Obaama ,,dunida waa safar socota ah Xukunka abahayna waa sidoo kale qoral ah balsa qoraalka ayaa waxaa comentigareeyay Malaayiin dad ah oo bogaa ku xiran .
Gabdhaha ayaa soo dhigtay sawiro kala duwan waxa ayna sidoo kale ku soo qortay hanbalyo aabahayd ugu hanbalayaynayso kidib markii uu mar labaad ku guulaystay doorashadii dalkaa ka dhacaday sanadkii aan ka soo gudbanay .