Thursday, May 23rd, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dowlada Koofur Afrika oo soo dhaweysay xiriir diplomaasi ee la yeelato Soomaaliya(Daawo Sawirada)

Published on January 27, 2013 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay177

Sivu Madhundh U Qaabilsanahay Wasaaradaha Arimaha dibadda geesaha Afrika ee Dalka k/Afrika ayaa waxauu sheegay in hadda wixii ka horeeyay Ahayd Dowlada KMG ah balse Ay hada Umadda Soomaaliyeedheleen Dolwad Federaali ah,wixii hadda kadambeeyo Ay Dowlada Koofur Afrika xiriir kala sameyn doonto Safaarada Soomaaliya Ee Lagu Wada In Maalimaha Soo Socda La Furo Si wax walba Oo Ku Saabsan Xiriirka Labada Dal,Loo Hagaajiyo

Sidoo kale Mr Sivu Madhundh u qaabilsamaha arimaha Dibadda Dowladda dalka k.Afrika
wixi hada ka ay Dowladiisa kala shaqeyn doonto Safaarada Soomaaliya rimo ay ka mid yihiin pasborada iyo waxybaahaha ku saabsan Socdaalka iyadoo uu sheegay in Soomaalida u fududeyn doonaan si dalkooda ugu laabtaan kadib ay dib u soo laaban karaan,

Hadalkan Ayuu Masuulkan Ka Sheegay Kulun Ay Iskugu Yimaadeen Jaaliyada Soomaalida Dalkan Iyo Masuuliyiin Ka Tirsan Dowlada Koofur Afrika Xili Kulunka Uu Goob Joog Ka Ahaa Sayid Shariif Oo Ah Safiirka Dowlada Soomaaliya U Fadhin Doona Dalka Koofur Afrika

Soomaaliya Malaheen Dowladda 22 Sano Waxyabah aynu fududeyn doono waxaa ka mid ah passborada iyo wax walboo fududeyno marka Soomaalida halkaan ku dhaqan waxaa loogu baahanyahay in ka qeyb qaataan dib u dhiska dalkooda,

Mudooyiinkii ugu dambeyey ayay Waaxda Socdaalka ee dalka K/.Afrika joojisay waraaqadaha logu socdaalo taasoo xabinaad ku noqotay Soomaalidii aadi jirtay dalkooda hooyo iyadoo Safiirka laga sugayo in Dowlada K/Afrika kala hadlo arimo ay ka mid yihiin Socdaalka,

Omar Kiyow
Koofur Afrika









Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.