Friday, May 24th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Milkiilihii Xawilaada Tawakal Oo Maxkamad Ku Taala Mareykanka Ay Xukun Riday

Published on January 27, 2013 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay171
Maxkamada Ku taala wadanka Mareykanka ay xukun ku riday milkiilihii xawilaada Tawakal ee gobolka Texas ee isla dalkaasi.
tawakal money transfer 2
Cali Ugaas Moxamuud ayaa lagu xukumay ku dhawaad 5 sano oo xarig iyo qadar lacageed oo gaaraya 1.4 million oo doolarka Mareykanka ah kadib markii lagu helay dambi ah inuu lacago is daba mariyay oo musuqmaasuq faraha la galay iyo sido kale inuu samayn jiray ganacsi aan sharciyaysnayn.

Cali ayaa ahaa ganacsade si weyn looga yaqaan gobolka Texas ee dalka Mareykanka iyo qeybo badan oo ka mid ah wadanka Soomaaliya.

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.