Saturday, May 18th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Geeseey-Waxaa Baydhabo Kusooqul Qulaya ergooyinka Shirka Maamul Goboleedka Loogu Samaynayo Baay Iyo Bakool

Published on January 27, 2013 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay135

Cabdi Fitaax ayaa tilmaamay in imaatinka Ergooyinkaasi ay bilaabatay kadib markii Malaaqyada Digil iyo Mirifle ay ku dhawaaqeen Goor sii horeysay in Ergooyinka Gobollada Koofureed ay Yimaadaan Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay.

Guddoomiyaha Gobolka Bay ee dowladda Soomaaliya ayaa dhanka kale sheegay in Maamulka Gobolkaasi Bay uu u diyaar Garoobay xaqiijinta ammaanka Ergooyinkaasi soo Xadiraya shirweenahaasi.

Cabdi Fitaax Geesey ayaa Sidoo kale sheegay in Odayaal dhaqameedyada Ka soo Jeeda Gobolka Bay in ay ku hoolanyihiin Marti galinta Ergooyinka soo buux dhaafinaya Magaalada Baydhabo e Xarunta Gobolka Bay.

Tan iyo Markii Madaxda dowladda ay ku dhawaaqeen in Maamul Goboleedkasta oo la sameynayo lagu saleynayo dastuurka iyo Rabitaanka dadka ku dhaqan Gobollada Daneenaya Maamul Goboleedyada ayaa waxaa soo kordhayay Gobollo badan oo u ololeenaya arrimahaasi

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.