Afhyeenka Xarkada alshabaab Shiikh Cali dheere ayaa waxaa waraysi Layaab Leh kaqaaday Siyaasiga Ahana Agaasimihii Hore ee Bbcda Yuusuf Garaad Cumar waxana uu Waraysigan Qaaday Xili uu Kashaqaynayay Laanta Afka Soomaliga ee bbcda

Waraysigan ayaa ah Mid Layaab Badan