Tuesday, May 21st, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Daawo Sawirada ” Dadkan Khatarta iyo Rafaadka ay u galayaan Si ay nolol maalmeed u helaan

Published on January 29, 2013 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay295

Wadanka Nageria waxa uu ka mid yahay dalalka ugu hodansan Qaarada Afrika marka loo eego dhinaca Shidaalka iyo Naftada, hadana inta badan dadkiisu waxa ay ku noolyahiin Xaalad faqri ah, in badan oo ka mida dadkaasina waxa ay dhibaato kala kulmaan sidii ay ku heli lahaayeen nolol maalmeed iyo wax ay halmar uun cunaan.

Dadka Reer Nageria qaarkood Waxa ay ku dhaqaaqaan in ay jabsadaan Tubooyinka qaada Naftada si ay xoogaa nafto ah uga shubtaan, sidaasina waxaa ay usamaynayaan si ay u noolaadaan sida ay leeyahin ,

Inta badan Shidaalka iyo Qeyraadka Dalka Nageria waxaa qaata shirkadaha shisheeye iyo kuwa xukuumada ayaa iyagu iska gurta kheyraadka dalkaasi iyaga oo aan uga faa`iideyneynin dadka deegaanka, waxaana mararka qaar dhaca dadkan xatooyada u geesta Shidaalka in uu dab qabsado sidaana ee dad badan noloshooda ku waayaan.

Gacal Xuseen Gacal Ayman
Wariyaha Arimaha Bulshada
Aymancade@hotmail.com









style=’margin:5px’ align=’left’ />









Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.