Friday, May 24th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Gabar Wariya ah oo R/wasaare ka xishoodsiisay kadib markii ay wareysaty iyada oo isqaawisay.

Published on February 1, 2013 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay216

R/wasaaraha dalka Serbia, Ivica Da?i?, ayaa waxaa kasoo haray xishood iyo amakaag kadib markii haweeney wariya ah hasa yeeshee ugu tala gashay in ay ka xishoodsiiso ay wareysi ka qaaday ay uga wareysaneyso siyaasada gobalka bolkaniska ee Serbia ay kamid tahay.

Gabadha oo aheyd mid soo jiidasho leh ayaa daqiiqad kahor waxa ay iska soo bixisay kastuumadeedii iyada oo wadata dhar gaaban oo cowradeeda aan dabooli Karin, waxa ayna lugaha isu saaratay si isdhaaf ah si ay u darensiiso in aysan kastuuma wadan wax taxadar ahna aysan siineyn dharka.

Filimka lasoo bandhigay ayaa marka hore waxa uu ku bilaabanayaa wariyaasha oo isweydiinaya qaabka ay uga xishoodsii karaan Ivica Da?i? kadibna waxa kuxiga gabdha wareysiga qaadeysa oo kastuumada isaga siibeysa qol gaar ah oo aan aheyn qolkii ay wareysiga ku qaadeysay.

Markii uu R/wasaaruhu soo galay ayeey salaan kuboobtay iyada oo kadibna labada garab ka shumisay intii asyan su’aalaha kubilaabin.

Su’aasha ugu horeysa marakii ay weydiisay ayeey bilaawday in ay lugaha si isdhaaf ah isu saarato si ay u soo baxdo barideeda, arintaas waxa ay dhoola cadeyn ka keentay Ivica Da?i? inkasta oo uu doonayay in uu isqariyo.images

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.