Friday, May 24th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Raisulwasaare Saacid oo Magaalada Marko Xilka Oga Qaaday gudoomiyihii Gobolka Shabellaha Hoose

Published on February 1, 2013 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay82

Kadib SAfarkii shalay oo Raisulwasaaraha wadanka soomaaliya ku gaaray Gobolka shabeellaha hoose ayaa xilka looga qaaday Gudoomiyihii Gudoomiyihii gobalka Sh/Hoose C/qaadir Maxamed Nuur Siidii oo u magacowdaty Dowladii KMG ahayd oo hogaamin jray sheekh shariif.

RAisulwasaaraha aya alsheegay in shalay xilkka ka xayuubiyay C/qaadir Maxamed Nuur Siidii oo ahaa Gudoomiyihii gobalka Sh/Hoose waxaana lasheegay in dhawaan losoo magacaabi doono Gudoomiye cusub isla marka kuqanacsanyihin shacabka degan Gobolkaasi.

Ra’usul wasaraha ayaa waxa uu ku sifayey sababaha uu shaqada ka ga Eryay gudoomiyihii hor ee gobalka Sh/Hoose in ay tahay kadib markii uu kulamo la qaatay Wax garadka ka soo jeeda gobalkaasi sidaa dartedma ay ka codsadeen in maamul ay udhanyihiin oo cadaalad ah in loo dhiso.

Xilka qaadits Gudoomiyahaan ayaa kusoo beegmeyso xili cabashooyin aad u farabadan kasoo yeereyse shacabka halkaasi kudhaqan kuwaasi oo gudoomiyaha ku eedeeye in aan wax kaqaban xaalada Gobolkaasi ayagoo sheegay in waxba kaqaban xaaladaha Gobolkaasi.

Ugu danbeyntii Xilka kaqaadista Gudoomiyahaan ayaa kusoo beegmeyso xili warar hoose shegayaan in Madaxda dowlada damacsanyihin xiligaan in xilka kaqadaan Gudoomiyaal gobol iyo isku shaadheyn kusameyaan shaqaalaha wasaaradah iyo dowlada kuwaasi oo hore usoo magacaabeyn dowladihii KMG ee wadanka soomaray.

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.