Thursday, June 20th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

NALAQOSOL : Ma tahay Wadani ?! (DAAWO VIDEO QOSOL AH)

Published on February 1, 2013 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay229

Su’aal dad badani ka yaabisay oo la weydiiyay Dhalinyaro Soomaaliyeed ayaa aheyd ayaa ah mid u baahan in qof walba oo Muwaadin Soomaaliyeed ah in uu yaqaano magaca Wadani wax laga wado.

Hadaba Aqristoow Video waa mid ila qosol ah oo Dad Badani ka yaabiyay Dhalinyaro Soomaaliyeed oo garan wayay Wadani waxa looga wado.

Su’aalahaan maka jawaabi kartaa?
Ma taqanaa Wadani?
Adigu Ma tahay Wadani?
Maxaa Cadeyn kara in aad Wadani Tahay?Su’aal dad badani ka yaabisay oo la weydiiyay Dhalinyaro Soomaaliyeed ayaa aheyd ayaa ah mid u baahan in qof walba oo Muwaadin Soomaaliyeed ah in uu yaqaano magaca Wadani wax laga wado.

HALKAAN KA DAAWO MUUQALKA ADAA YAABI DOONE

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.